Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Dukaanka Liban Dress and Fashion oo dhar cusub keenay VIDEO

Dukaankani oo ka furan magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota gaar ahaan suuqa caanka ah ee 24 Mall iyo Jigjiga Business Center ayaa maalmaha ciida bulshada Soomaaliyeed waxa ay u keeneen dhar casri ah oo tayadiisa ay sareyso.

Wariye Cawil oo ka tirsan wariyaasha shabakada xagasha quman ee Xogmaal iyo Tv-ga caalamiga ah ee Universal ayaa si booqday duukaankaasi isla markaana bulshada Soomaaliyeed la wadaagay muuqaalkani oo uu ka soo duubay dukaanka Liban Dress and Fashion.

Wareysigani oo dhamaystiran halkani ka daawo,

Leave A Reply

Your email address will not be published.