Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Soomaaliya oo ka dhex muuqan tobanka wadan ee ugu amniga xun adduunka: FIIRI LIISKA

Warbixin sannadlaha ee ay soo saarto hay`adda  Global Law and Order Index ee ka faalloota arrimaha amniga iyo daganaashaha caalamka ayaa waxaa sannadkan ka dhex muuqan tobanka waddan ee ugu amniga iyo daganaanshaxun adduunka dalka Soomaaliya oo lagu tiriyo dalalka ay la hareen dagaalada sokeeye iyo weerarada argagixisada.

Liiskan warbixintan ayaa waxaa safka hore ka galay xaggan amni-xumada dalal waaweyn oo dhaqaale iyo cududba leh, laakiin amnixumada ka jirta darteen ay ku dhintaan boqollaal ruux maalin kasta.

Warbixinta ayaa waxaa si weyn looga hadlay dalka Venezuela oo isagu ka galay kaalinta koowaad xagga amni-xumada iyo kala dambeyn la`aanta.

Dalka Soomaaliya oo dhowr jeer oo hore soo galay liiskan tobankiisa dal ee ugu amni darrada badan ayaa iminka u muuqda mid si tartiib ah uga sii baxaya liiskaasi amni-xumo maadaama ay kasoo reyneyso xaaladda amni ee guud ahaan Soomaaliya, gaar ahaan tan koonfurta oo ay caasimadda Muqdisho ku jirto.

LIISKA WARBIXINTA:

Leave A Reply

Your email address will not be published.