Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Tahriibayaal Talyaaniga iyo Malta ay diideen oo Spain aqbashay.

Dowladda Spain oo aan loo baran in ay qaabisho muhaajiriinta ayaa la wareegtay Tahriibayaashan dib loo soo celiyay

Talyaaniga iyo Malta waxey diideen diideen in ay qaabilaan boqolaal muhaajiriin Afrikaan oo ku safrayay badda, doonyihii dadkaasi siday ayaa ku xirtay xeebaha dalka Spain.

Tahriibayaasha oo u badanaa kuwa ka soo jeeda Qaraadda Afrika waxaa soo daad gureyn dooda ka qeyb qaatay doomo ay leeyihiin ciidamada Spain iyo kooxaha gurmadka caafimaadka.

Badbaadinta Tahriibayaasha ayaa ka dambeysay, xilli cida qaabileysa soo galootinga ay muran ka dhex dhalisay Midowga Yurub diidmada Italy kadib, waxaase aqbalay Spain.

Tirada Dadkaan oo gaareysa 629 ayaa waxaa ka mid ah 11 Caruur  oo da’dooda ay ka yar tahay 13 iyo toddobo Haween oo Xaamilo ah sida ay sheegeen Mas’uuliyiinta Spain.

Boqolaal ka tirsan Hay’adda laan-qeyrta cas ayaa gaaray Dekada magaalada Valencia oo ah halka ay caga dhigatay Markab sida Muhaajiriinta.

Leave A Reply

Your email address will not be published.