Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Lambarkee ayuu xiran doonaa saxiixa cusub ee Manchester United, Fred?

Laacibka kooxda Manchester United ee Fred ayaa billaabay tababarka Manchester United ka dib markii uu kasoo laabtay dalka Russia oo uu xulkiisa Brazil kala qayb galay Koobka Adduunka.

Naadiga Red Devils ayaa safar ku bixineysa dalka Mareykan waxaana halkaas gaaray saxiixeeda cusub iyo weliba Goolhaye David De Gea.

Laacibka reer Brazil ayaa la xaqiijiyay inuu xiran doono lambarka 17-aad ee maaliyadda Manchester United, isagoo kullankiisa ugu horreeya wajahi doono kooxda Real Madrid.

Fred oo khadka dhexe ka ciyaara ayaa Old Trafford ku yimid £52m, ka dib markii uu bil ka hor kaga soo biiray kooxda reer Ukraine ee Shakhtar Donetski.

Leave A Reply

Your email address will not be published.