Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Ciidamada Amisom oo qarax lagula eegtay Muqdisho

Waxaa la rumeysan yahay in dad rayid ah ay waxyeelo soo gaartay.

Warar dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan Qaraxyo lala eegtay Ciidamo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM oo ka dhacay degmada Hiliwaagaar ahaan xaafada Suuqa Xoolaha meel ka fogeyn isgoyska SOS.

Ciidamada ayaa wadada mararayay markii lagu weeraray miinooyin la dhigay wadada dhinaceeda,wuxuuna u muuqday weerarka mid iga loogu talagalay

Waxaa dhacay laba qarax oo wakhti yar uu u dhaxeeyay ciidamadii marayay wadada ayaa rasaas furay lamina oga wali qasaaraha ka dhashay arrinkaasi.

Waxaa la rumeysan yahay in dad rayid ah ay waxyeelo soo gaartay.

Leave A Reply

Your email address will not be published.