Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Dhageyso:- Dowladda Soomaaliya ma lagu qasbay go’aanka ay ka qaateen xiisadda Sacuudiga iyo Kanada?

Wasiir Cawad oo wareysi siinayay BBC-da ayaa tilmaamay iney Sacuudiga ku taageereen inaan arrimahooda gudaha aanan la fara gelin

Dowladda Soomaaliya waxey faah faahin ka bixisay sababtii ay ku taageertay dowladda Sacuudiga oo khilaaf uu kala dhaxeeyo wadanka Kanada waxaana ka hadlay Amb. Axmed Ciise Cawad Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya.

Wasiir Cawad oo wareysi siinayay BBC-da ayaa tilmaamay iney Sacuudiga ku taageereen inaan arrimahooda gudaha aanan la fara gelin, si la mid ah sida ay arrimahooda gudaha ugu taageeri lahaayeen dalka Canada hadii la fara galiyo.

DHAGEYSO

 

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.