Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Guddoomiye Yariisoow oo sheegay madax iyo siyaasiyiin ku howlan sii deynta dadkii Axmed Dowlo nolosha ku gubay

Hadalkaasi uu gudoomiyaha Gobolka sheegay waxaa ka dhashay guux xoogan oo golaha shacabka iyo baraha bulshadaba qabsaday.

Eng Yariisow oo sheegay in xildhibaano iyo Siyaasiyiin ku howlan yihiin sii deynta dadkii nolosha ku gubay Axmed Dowlo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ay ku howlan yihiin in la siidaayo dadkii falkaasi foosha xun loo soo xiray.

Hadalkaasi uu gudoomiyaha Gobolka sheegay waxaa ka dhashay guux xoogan oo golaha shacabka iyo baraha bulshadaba qabsaday.

Qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa guddoomiye Yariisow ka dalbaday in uu keeno Cadeynta hadalkii uu sheegay, waxaana ay sheegeen in loo baahan yahay  in aan loo gafin golaha Shacabka.

Leave A Reply

Your email address will not be published.