Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Diyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay koofurta Soomaaliya  Gedo.

Goobaha bartilmaameedka ahaa waxaa la rumeysan yahay iney ku sugnaayeen kooxda Al shabaab.

Gobolka Gedo wararka aan ka heleyno ayaa sheegayaan in saqdii dhexe eexalay diyaarado dagaal ay duqeymo ka geyfuliyeen meelo ka mid ah ka gobolkaasi.

Si gaar ah ayay uga dhacday deegaanka Ceel-cade oo dhawaan uu ka dhacay weerar khasaaro geystay oo lagu qaaday  Ciidamada Kenya,gaar ahaan kuwa ku sugan  tuulooyinka Qansax Oomane,Maka iyo deegaano kale.

Goobaha bartilmaameedka ahaa waxaa la rumeysan yahay iney ku sugnaayeen kooxda Al shabaab.

Dhianac dadka degaanka ayaa sheegeen duqeynta ay waxyeeleysay dad rayid ah oo gaaraya ilaa lix ruux, Balse lama xaqiijin wali qasaaraha guud inta uu la eg yahay.

 

 

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.