Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Golaha Iskaashiga oo ka soo saaray qolaal diidaya  war-murtiyeedkii aqalka sare

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay in ay lama filaan ku noqotay war murtiyeed uu Aqalka Sare ka soo saaray Labadii bishan arrimaha gudaha ee Galmudug.

Dhinaca kale qoraalka Golha ayaa lagu sheegay in Goluhu uu ka walaacsan yahay in la dhinac maray war murtiyeedkii ay ka soo saareen magaalada Kismaayo gaar ahaan qodobkiisa 3.9 kaas oo ka digayay faragelinta arrimaha gudaha ee Galmudug.

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada waxey ugu baaqeen Aqalka Sare inay qadariyaan Mowqifka Dowlad Goboleedyada.

Halkan ka Akhriso

Leave A Reply

Your email address will not be published.