Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Akhriso Soomaaliya oo Dowladda Qatar u fasaxday Dhoofinta Duurjoogta.

Wasaarada ayaa waxaa ay sheegtay in Qatar loo fasaxay sigaar ah  in ay dhoofsato Xayawaanka Sagaarada, iyadoona wasaarada ay sheegtay  la baaray Caafimaadkooda,isla markaana loo fasaxay.

Wasaaradda Xanaanada xoolaha Soomaaliya war qoraal ah oo  ka soo baxay ayaa Safaarada Qatar ee Muqdisho waxaa loogu fasaxay in ay dhoofsato 14 ka mid ah Duurjoogta Soomaaliya.

Halkan ka akhriso

Leave A Reply

Your email address will not be published.