Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Digniin xagga caafimaadka ah  oo la soo saaray

Gargaarka biniaadanimo  iyo gurmadka kale ee la doonayo in lagu soo saaro dadka ku hoos jira burburka hoostiisa ,ayaa muddo todobaad ah ka socda Jasiiradda Sulawes,gaar ahaan magaalada Palu oo ah halkii uu ka bilwday dhulgariirkaasi.

Waxaa jirta digniin xagga Caafimaadka ah oo laga soo saaray dalka Indonesia kadib kolkii meydad badan laga soo saaray burburka ay sababeen dhulgariirkii iyo Sunaamidii ku dhuftay.

Sida laga soo xigtay maalinimadii shalay Hey’adda Maareynta Masiibooyinka ee Indonesia,ayaa ka digtay in dalkaasi uu faraha la galo xaalad caafimaad darro,iyadoo ay sii badanayaan meydadka laga halayo burburka qashinka.

Gargaarka biniaadanimo  iyo gurmadka kale ee la doonayo in lagu soo saaro dadka ku hoos jira burburka hoostiisa ,ayaa muddo todobaad ah ka socda Jasiiradda Sulawes,gaar ahaan magaalada Palu oo ah halkii uu ka bilwday dhulgariirkaasi.

Tirada dhimasha ayaa mareysa 1,571,halka 70,000 Guri ay ku burbureen ama wax ku noqdeen  dhulgasriirkii iyo Sunaamidii ku dhuftay Jasiiradda Sulawesi,kadib markii 28-kii bishii hore dhulgariir gaaraya 7.5 uu ku dhuftay dalka Indonesia.

Leave A Reply

Your email address will not be published.