Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Fanaanad ka mid aheyd Hobolada Waaberi ayaa ku geeriyootay Muqdisho

Meydka Shamsa Xuseen ayaa la qorsheynayaa in lagu aaso Muqdisho Allaha u Naxariisto.

Allaha u naxariistee waxaa xalay Muqdisho ku geeriyootey Shamsa Xuseen Shamso Shumey oo ka mid ahayd fanaaniinta hobolada waaberi.

Shamso ayaa la sheegay in maalmihii ugu dambeeyey ay xanuun-saneysay Muqdisho.

Allaha u naxariistee Shamso ayaa horay ugu luuqeysay heeso isugu jira, wadani iyo jaceyl, waxaana ay ka mid ahayd hablaha ugu Hobollada Waaberi ugu fir fircoon.

Meydka Shamsa Xuseen ayaa la qorsheynayaa in lagu aaso Muqdisho Allaha u Naxariisto.

Leave A Reply

Your email address will not be published.