Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Hindise Sharciyeedka Nashqadeynta magaalooyinka ayaa looga doodayaa kulanka Golaha Shacabka

Mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalmhii la soo dhaafay dood ka yeeshay dib u eegista xeer hoosaadka Golaha oo wali aan go’aan laga gaarin.

Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya  ayaa kulankooda ay ku leeyihiin  xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho, Wuxuuna Ajendaha horyaala uu yahay Akhrinta 1aad ee Hindise Sharciyeedka Nashqadeynta magaalooyinka.

Mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalmhii la soo dhaafay dood ka yeeshay dib u eegista xeer hoosaadka Golaha oo wali aan go’aan laga gaarin.

Golaha shacabka ayaa wada dar dar galinta howlaha la xiriira sharciyada horyaalla in ay ka shaqeeyaan.

Leave A Reply

Your email address will not be published.