Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Sawirro:- Ra’iisul Wasaare Khayre Wasaaradihii uu tagay maxuu kala soo kulmay?

Ujeedla Kheyre ayaa u muuqday in uu xaqiijinayay in xarumahaasi looga shaqeynayo aragtidiisa ku aadan horumarita dowladnimada dalka.

Xarumaha wasaaradaha caafimaadka, shaqada iyo arrimaha bulshada, hawlaha guud, beeraha, xannaanada xoolaha iyo ganacsiga ayuu Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya kormeeray.

Khayre ayaa xarumaha wasaaradaha uu tagay kulamo kula qaatay wasiirrada iyo wasiir ku-xigeennada xarumahaasi isagoo u kuur galayay xaalada shaqo ee xarumahaasi.

Ujeedla Kheyre ayaa u muuqday in uu xaqiijinayay in xarumahaasi looga shaqeynayo aragtidiisa ku aadan horumarita dowladnimada dalka.

Wuxuuna kula kulmay Wasiiro, Wasiiro ku xigeenno iyo howl wadeenada kala duwan ee Wasaaradahaasi.

Leave A Reply

Your email address will not be published.