Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Sawirro:- Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha Safiir cusub

Wasiir Cawad ayaa ugu hambalyeeyay xilka loo soo magacaabay waxaa uuna rajo ka muujiyay in Danjirad Aline ay horumarin doonto xiriirka Soomaaliya iyo France u dhaxeeya.

Danjire Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo Marwo Aline Kuster-Menager Safiirka cusub ee France u fadhin doonta Soomaaliya.

Wasiir Cawad ayaa ugu hambalyeeyay xilka loo soo magacaabay waxaa uuna rajo ka muujiyay in Danjirad Aline ay horumarin doonto xiriirka Soomaaliya iyo France u dhaxeeya.

Aline Kuster Menager Safiiradda France waxa ay ka mahad naqday habka loo soo dhoweeyay iyo rajada uu u muujiyay Wasiir Cawad.

Dhianaca kale Aline ayaa balan qaaday in ay dadaal ku bixin doonto sidii ay sare ugu qaadi lahayd xiriirka  Soomaaliya iyo France u dhexeeya.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.