Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Daawo:- Ugu dambeyn Mooshinkii laga gudbiyay Madaxweyne Waare oo laga noqday

Guddoomiye Cismaan ayaa sheegay in mooshinkaas uu ahaa mid canaan u ahaa Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare,isla markaan ay doonayeen mudanayaasha in ay kula xishaabtamaan.

MagaaladaJowhar waxaa kulan ku yeeshay Madaxweynaha Hir-Shabeelle, guddooomiyaha baarlamaanka iyo xildhibaano waxaana ay kaga hadleen mooshinkii dhawaan laga gudbiyay Madaxweyne Waare.

Kulanka soo saacado qaatay ayaa Cismaan Barre Maxamed Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle waxa uu ku dhawaaqay in Xildhibaannada Hir-Shabeelle ay ka noqdeen Mooshinkii ay ka keeneen Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Hir-Shabelle.

Guddoomiye Cismaan ayaa sheegay in mooshinkaas uu ahaa mid canaan u ahaa Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare,isla markaan ay doonayeen mudanayaasha in ay kula xishaabtamaan.

Leave A Reply

Your email address will not be published.