Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Dhowr Qof ayaa lagu diilay Gaari Lagu Rasaaseeyay Gobolka Mudug

Ma jirto cid rasmi ahaan sheegatay mas’uuliyadda dhibaatada dadkaasi loo geystay waxeyna  dhacdadaas ku soo aadayaa xilli duleedka Gaalkacyo uu ka dhacay deegaal u dhaxeeyay laba maleeshiyo beeleed oo xoolo dhaqato ah.

eegaan ka tirsan gobolka Mudug wararka aan ka helayno ayaa sheegaya in weerar lagu dilay dad Shacab ah , ka dib markii maleeshiyaad hubeysan ay gaari rasaaseeyeen kaas oo ku safrayay wadada u dhaxeysa Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo oo Gobolka Mudug ka wada tirsan.

Dad aaga ka dhawaa ayaa sheegay in Gaari uu u socday degmada Hobyo ee waxaana inta la xaqiijiyay ku geeriyootay 5 ruux oo gaarigaa ku safrayay.

Ma jirto cid rasmi ahaan sheegatay mas’uuliyadda dhibaatada dadkaasi loo geystay waxeyna  dhacdadaas ku soo aadayaa xilli duleedka Gaalkacyo uu ka dhacay deegaal u dhaxeeyay laba maleeshiyo beeleed oo xoolo dhaqato ah.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.