Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Hanti dhawrka qaranka ayaa hor joogsanaya xubnaha golaha shacabka

Ciidamada amaanka ayaa xiray wadooyinka ku dhaw xarunta golaha shacabka, waxayna baaritaan dheeraad ah ku sameynayaan gaadiidka.

Mudanayaasha golaha shacabka ayaa kulanka ay ku yeelanayaan Muqdisho, waxaa uu ajandihiisa yahay aqrinta koowaad ee dib u eegista hindise sharciyeedka hanta-dhawrka.

Mudanayaasha waxaa hortagaya Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye)hanta-dhawraha guud ee qaranka, Kadib markii ay golaha todobaadkan bilawgiisa soo gaba gabeeyeen hindise sharciyeed nidaaminaya naqshadeynta magaalooyinka, horumarinta dhismayaasha iyo maamulka dhulka dalka.

Ciidamada amaanka ayaa xiray wadooyinka ku dhaw xarunta golaha shacabka, waxayna baaritaan dheeraad ah ku sameynayaan gaadiidka.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.