Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Akhriso Heshiiska ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Jarmalka wuxuu ku qotomo + Sawirro

Dhianaca kale heshiisyada la saxiixay ayaa kala ah Iskaashiga Maaliyadda  oo ku baxaya qarash dhan 15 milyan oo yuuro iyo Iskaashiga Farsamo oo ku kacaya  € 9.7  milyan.

Dowladaha Soomaaliya iyo Germany ayaa kala saxiixday labo heshiis oo ku dhisan iskaashiga istiraatiijiyadeed ee labada dal sida lagu daabacay warbaahinta Dowladda.

Danjire Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa la saxiixday labo heshiis Annett Günther Safiirka dowladda Jarmalka ee Soomaaliya kadib munaasabadii dowladaasi Jarmalka ay ugu dabaal dageysay midowgii Jarmalkii Waqooyi iyo kii Koofureed.

Dhianaca kale heshiisyada la saxiixay ayaa kala ah Iskaashiga Maaliyadda  oo ku baxaya qarash dhan 15 milyan oo yuuro iyo Iskaashiga Farsamo oo ku kacaya  € 9.7  milyan.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.