Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Maxey ahaayeen Madaafiicdii Xalay laga maqlay degaanka Tukaraq?

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ee halkaasi ku sugan ayaa sheegay in cabsi badan ay soo food saartay inta ay madaafiicda socotay islamarkaana waxaa ay tilmaameen in ay dhawaqa ay maqleen uu aad u cuslaa.

Wararka ka imaanaya  deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in madaafiic iyo jug xoogan laga maqlaay deegaankaasi  waqti dambe oo habeenkii xalay ahaa.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ee halkaasi ku sugan ayaa sheegay in cabsi badan ay soo food saartay inta ay madaafiicda socotay islamarkaana waxaa ay tilmaameen in ay dhawaqa ay maqleen uu aad u cuslaa.

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in madaafiicda ay is weedaar sadeen Puntland iyo Somaliland, Balse djhinacyada arrinkaasi kama aysan hadlin.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.