Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Sawirro:- C/Kariin Qalbi Dhagax ayaa lagu soo dhaweeyay  Dhuusa-mareeb

Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Galmudug waxaa gaaray Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah Saraakiisha ONLF,Isagoo uu maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug

C/Kariin Qalbi Dhagax waxaa  garoonka diyaradaha dhuusamareb ku soo dhaweyay qaar ka mid ah bulshada iyo madax ka tirsan Maamulka uu martida u yahay .

Sarkaal ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu gaaro dhuusa mareeb isagona ka mahad celiyay sida loo soo dhaweeyay, Balse ma uusan cadeyn wali sababta rasmiga ah ee ka dambeysa socdaalkiisa.

Leave A Reply

Your email address will not be published.