Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Sawirro:- Guddoonka Aqalka sare ayaa qaabbilay Waiilka Qaramada Midoobe ee Soomaaliya

Wuxuuna intaa ku daray inay jiri doonaan kulamo kale oo golaha aqalka sare iyo xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ay yeelan doonaan.

Cabdi Xaashi Cabdilaahi Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya iyo ku xigeenkiia ayaa Muqdisho ku qaabbilay Nicholas Haysom Wakiilka Cusub ee Xoghayaha Qaramada midoobay Somaaliya.

Waxaa looga hadlay kulankaasi sidii ay u wada shaqayn lahayeen Xafiiska Qaramada midoobay ee Soomaaliya iyo Aqalka Sare.

Cali Maxamed Jaamac Xoghayaha guud ee Golaha alAqalka sare ee Soomaaliya  ayaa kulanka markuu soo gaba gaboobay Warbaahinta dowladda u sheegay in kulan uu ahaa isbarasho iyo sidii ay u wada shaqayn lahaayeen labada dhinac.

Wuxuuna intaa ku daray inay jiri doonaan kulamo kale oo golaha aqalka sare iyo xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ay yeelan doonaan.

Abshir Maxamed Axmed Bukhaari Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka Sare  iyo hab-dhowraha guud ee Golaha, C/kaafi Macallin Xasan ayaa qeyb ka ahaa kulankaasi.

Leave A Reply

Your email address will not be published.