Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Sawirro:- Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa Kulan La Qaatay Madax ka tirsan Sucuudiga

Xasan Cali khayre Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Adel bin Ahmed Al-Jubeir Wasiirka Arrimaha dibadda Boqortooyada Sacuudiga.

Qasriga  Kheyre ka dagan yahay magaalada Riyaad ayuu ka dhacay kulankan oo horudhac u ah kulan uu ra’iisul wasaaraha uu la yeelanayo  madaxda sare ee  boqortooyada.

Khayre iyo wasiirka arrimaha dibadda Boqortooyada Sacuudiga kulanka ay wada qaaateenayaa waxaaa goob joog ka ahaa Wasiirrada arrimaha dibada Axmed Ciisa Cawad iyo Daahir Maxamuud Geelle Wasiirka Warfaafinta xukuummadda Federaalka Soomaaliya .

Leave A Reply

Your email address will not be published.