Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Somaliland iyo saaxiibadeeda caalamka ooku shiraya Hargeysa

Waxaa suura gal ah in qeyb ka mid ah shirkaan looga hadlo waxyaabaha hortaagan in dib loo bilaabo wada hadalada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Somaliland.

Xarunta Somaliland ee Hargeysa waxaa ka furmaya shirka  saaxiibada Somaliland ee caalamka, Waxaana ka qeyb galaya in ka badan 50 ergay oo ka kala socda Wadamo kala duwan.

SHirkaan waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland, Waxaana looga hadlayaa horumarada ay gaartay Somaliland intii ay gooni isu taaga sheeganeysay, caqabadaha hortaagan iyo sida looga gudbi karo iyo arrimo kale ayaa looga hadlayaa.

Waxaa suura gal ah in qeyb ka mid ah shirkaan looga hadlo waxyaabaha hortaagan in dib loo bilaabo wada hadalada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Somaliland.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.