Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Deegaano ka tirsan Koofurta Soomaaliya Hilib laga cunay ayaa lagu sumoobay

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Balanbale ayaa warbaahinta maxaliga ah u Sheegay in   dadkaasi ay ku sumoobeen Neef Geel ah oo ay qasheen,isla markaana la geeyey goobo caafimaad oo ku kala yaala degmooyinka Balanbale iyo Guriceel.

Degmada Balanbale ee Gobalka Galgaduud degaano hoostaga wararka aan ka heleyno ayaa sheegaya in 20 qof ay ku sumooben Hilib ay cuneen.

Si gaar ah Dadka sumoobay waxay ku nool yihiin deegaanka Haraare oo ku yaalla duleedka degmada Balanbale ee Gobolkaasi.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Balanbale ayaa warbaahinta maxaliga ah u Sheegay in   dadkaasi ay ku sumoobeen Neef Geel ah oo ay qasheen,isla markaana la geeyey goobo caafimaad oo ku kala yaala degmooyinka Balanbale iyo Guriceel.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.