Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Doorashadda dhexe ee Mareykanka Nin qarxin lahaa ayaa la qabtay

Paul Rosenfeld oo 56 jir ah ayaa la sheegay in uu sameeyay Bomb 91Kg ah uuna doonayay in uu ku qarxiyo goob Dukaameeysi oo ku taala Caasimadda mareeykanka 6-da November marka la gaaro.

Ruux qorsheeyay inuu isku qarxiyo caasimadda Mareykanka ee Washington DC maalin ka dib marka ay dhaceeyso Doorashadda dhexe ee mareeykanka ayaa la qabta.

Waxaana eedeeynna lagu soo oogay dacwad sida laga soo xigtay xeer ilaalinta dalkaasi mareykanka.

Paul Rosenfeld oo 56 jir ah ayaa la sheegay in uu sameeyay Bomb 91Kg ah uuna doonayay in uu ku qarxiyo goob Dukaameeysi oo ku taala Caasimadda mareeykanka 6-da November marka la gaaro.

Ninkaan haddii lagu helo cadeymo muujinaya dambigaas waxaa ka dhalan kara 20 Sano oo xarig ah in lagu xukumo.

Leave A Reply

Your email address will not be published.