Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Rag laga soo laga xiray beerta Madaxweynihii hore Aadan Cadde ayaa dib u helay xoriyadooda

Dowladda Soomaaliya, ayaa hore raali gelin uga bixisey falka lagu galay guriga madaxweynihii hore ee Soomaaliya Aaden Cabdulle Cismaan.

Waxaa dib xorriydooda u heley wiilal dhalin yaro ah oo shantii bishii September laga soo xirey beerta madaxweynihii hore ee Soomaaliya Aaden Cabdulle Cismaan oo ku taalla degmada Jannaale ee gobolka Shabellaha Hoose.

Wiilasha la xirey oo seddex ahaa ayaa magacyadooda lagu sheegay Xuseen Cabdullaahi Xaaji, Cusmaan Cabdullaahi Xaaji iyo Axmed Cali Cismaan waxaa ka xeystay ciidamo isugu jirey Soomaali iyo ajaanib, waxaana lagu hayey magaalada Muqdisho.

Dowladda Soomaaliya, ayaa hore raali gelin uga bixisey falka lagu galay guriga madaxweynihii hore ee Soomaaliya Aaden Cabdulle Cismaan.

Aabaha wiilasha la xirey Cabdilaahi Xaaji ayaa VOA uga warramay muddadi wiilashiisa la hayay iyo sii deyntooda.

Dhageyso

Leave A Reply

Your email address will not be published.