Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Ciidamada Ammaanka ayaa Muqdisho ku qabtayShabakad Burcad ah

Ciidamo fara badan oo Booliska ayaa la soo dhigay qeybaha kala duwan ee magaalada si ay qeyb uga noqdaan sugida ammaanka caasimada Muqdisho.

Laamaka amaanka ayaa Xaafadaha Degmada Dharkeynlay ee Gobalka Banaadir waxey ka sameeyeen howlgal ciidan iyo baaritaano wada socda..

Baaritaanada ay sameeyeen Ciidamada waxaa ay ku soo qabteen oo ay gacanta ku dhigeen koox Burcad ah oo xiliga habeenkii dhac ka geysan jirin waaxaha Sedexaad iyo Afaraad ee degmada Dharkeynlay.

Ciidamo fara badan oo Booliska ayaa la soo dhigay qeybaha kala duwan ee magaalada si ay qeyb uga noqdaan sugida ammaanka caasimada Muqdisho.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.