Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Madaxweynaha Hir-shabelle oo Eedeyn u jeediyay Dowlad Gobaleedyada.

11 bishan ayaa warqad kasoo baxday Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada waxaa Afhayeenka Golaha iskaashiga Dowlad goboleedyada loogu magacaabay Cabdulaahi sheikh Xasan oo hada ah wasiir dastuurka K/Galbeed Soomaaliya.

Madaxweynaha Maamulka Hir-shabelle Maxamed Cabdi Waare oo  xubin ka ah Golaha ay ku mideysan yihiin Madaxda Maamul-Goboleedyada xafiiskiisa warqad ka soo baxday waxaa lagu sheegay in uusan sharci aheyn magacaabista wasiirka Dastuurka K/Galbeed Soomaaliya Cabdulaahi Sheekh xasan oo loo magacaabay Afhayeenka Cusub ee Golaha iskaashiga Dowlad-Goboleedyada.

11 bishan ayaa warqad kasoo baxday Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada waxaa Afhayeenka Golaha iskaashiga Dowlad goboleedyada loogu magacaabay Cabdulaahi sheikh Xasan oo hada ah wasiir dastuurka K/Galbeed Soomaaliya.

Halkaan ka Akhriso 

Leave A Reply

Your email address will not be published.