Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Wafdi ka socda Wasaarada difaaca Qatar ayaa soo gaaray Muqdisho.

Wafdiga ayaa waxaa  ka mid ah Saraakiil ciidan iyo Agaasime qeybeedyo ka tirsan Wasaaradda Difaaca Qadar iyo Taliska Ciidamada dalkaasi.

Wasaarada difaaca wadanka Qatar xubno ka socda ayaa soo gaaray Muqdisho, waxayna  kulamo la leeyihiin madaxda Wasaarada Gaashaandhiga iyo taliyaha ciidanka Xoogga Soomaaliya.

Saraakiisha ka socda Qatar iyo Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa ka wadahadlay kaalinta Dowladda Qatar ay ka geysan karto dib u dhiska Ciidanka Xoogga Soomaaliya iyo tababaradooda.

Wafdiga ayaa waxaa  ka mid ah Saraakiil ciidan iyo Agaasime qeybeedyo ka tirsan Wasaaradda Difaaca Qadar iyo Taliska Ciidamada dalkaasi.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.