Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Deg-Deg Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Jowhar

Xaasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wadfi ka kooban qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada ayaa gaaraya Magaalada Jowhar ee xarunta u ah Maamulka Hirshabeelle.

Madaxda ugu sareysa Maamulka Hirshabeelle iyo boqolaal ka mid ah dadka magaaladaasi ku nool ayaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa.

Si faah faahsan looma sheegin socdaalka Kheyre eeJowhar ujeedkiisa waxa uu yahay, Balse wuxuu kulamo la qaadan doonaa madaxda maamulka iyo wax garadka ku nool halkaasi.

WIxii Warar ah ee ku soo kordha halkaan ayaan idiinku soo gudbin doonaa Insha Allah.

Leave A Reply

Your email address will not be published.