Dhageyso:- Duleedka Minnesota ayaa laga helay Meydadka Gabdho Soomaali ah
Labada Gabdhood ee geeriyooday ayaa isku qoys ahaa waxaana lagu kala magacaabaa Zeynab Cabdalla iyo Xafso Cabdi, si dhab ah looma oga sababta ka dambeysay dhimashadooda.
Hablo Soomaaliyeed oo la weysanaa meel ay jaan iyo cirib dhigeen ilaa habeenkii Jimcaha ee Sabtida ay soo galeysay, Ugu dambeyn xalay ayaa meydadkooda laga helay Haro ku taalla duleedka magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka.

Dhimashada gadhahaan ayaa la xaqiijiyay markii gaari ay wateen uu ka dhacay Haro ku taalla duleedka Minneapolis, mana aysan u helin gargaarkii ay u baahnaayeen.
Labada Gabdhood ee geeriyooday ayaa isku qoys ahaa waxaana lagu kala magacaabaa Zeynab Cabdalla iyo Xafso Cabdi, si dhab ah looma oga sababta ka dambeysay dhimashadooda.
Xamza Warfaa oo ka mid ah qoyska gabdhaha geeriyooday ayaa u sheegay VOA-da arrinkaan