Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Kal-fadhiga Afaraad ee Golaha Aqalka Sare oo ka furmaya Muqdisho

Munaasabadda Kalfadhiga Afaraad ee Aqalka Sare lagu daah furayo ayaa waxaa goobjoog ka noqon doona dhammaan xubnaha Aqalka Sare, waxaana hada socota qaban qaabadii ugu dambeysay ee ku aadan furitaanka.

Munaasabad lagu furayo kal-fadhiga Afaraad ee Golaha Aqalka sare ayaa la filayaa iney ka dhacdo Muqdisho, Madaxda ugu sareysa ee dowladda Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay ka qeyb galaan.

10-kii September ayaa la filayay in kala fadhigan lala furo midka golaha shacabka balse dib ayuu u dhacay, Maanta ayaase lagu wadaa inuu furmo.

Munaasabadda Kalfadhiga Afaraad ee Aqalka Sare lagu daah furayo ayaa waxaa goobjoog ka noqon doona dhammaan xubnaha Aqalka Sare, waxaana hada socota qaban qaabadii ugu dambeysay ee ku aadan furitaanka.

Ammaanka xarunta Aqalka Sare ayaa aad loo adkeeyay, waxaana maanta xarunta la geeyay ciidamo dheeraad ah oo ka qeyb qaadanaya sugidda amniga.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.