Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Soomaaliya oo ka qeyb galeysa shir looga hadlayo iskaashiga Tamarta iyo Biyaha

Si rami ah ayuu u furmay shirkan wuxuuna socon doonaa seddex cisho ah 14-16 Waxaana goobjoog ka ah dhammaan Dowladdaha Islaamka Wasiiradooda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ku shaqada leh.

Cusmaan Libaax Ibraahim Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Soomaaliya ayaa Magaalada Qaahira ee Dalka Masar uuga qeyb galaya Shirka Afaraad ee Biyaha wadamada Islaamka.

Si rami ah ayuu u furmay shirkan wuxuuna socon doonaa seddex cisho ah 14-16 Waxaana goobjoog ka ah dhammaan Dowladdaha Islaamka Wasiiradooda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ku shaqada leh.

Shirkaan dhamaadkiisa ayaa laga soo saari doonaa Warbixinno ku aadan Horumarinta Biyaha iyo sidii ay Tamarta iyo biyaha wasaaradahan Tamarta dalalkan isgaga kaashan lahaayeen.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.