Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Akhriso:-Madaxweyne Xaaf oo Xildhibaano iyo Wasiiro ku eedeeyay faragelinta Galmudug.

Madaxda Maamul gobaleedyada iyo beesha Caalamka ayaa waxaa uu ugu baaqay madaxweyne Xaaf  in ay ka hadlaan faragelinta ay dowlada dhexe ku hayso Maamulka galmudug.

Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf war qoraal ah oo ka soo baxay ayaa lagu sheegay in Xildhibaanno iyo Wasiirro ka tirsan Dowladda ay faragelin ku hayaan howlaha Galmudug.

Xaaf ayaa qoraalkiisa waxaa uu ku soo bandhigay magacyada xildhibaannada iyo Wasiirrada ka tirsan dowlada ee faragelinta  ku haya  maamulkiisa.

Halkan ka Akhriso Warqada

Leave A Reply

Your email address will not be published.