Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Waqooyiga Sacuudiga Diyaarad Militari ayaa ku dhacday

HOK ayuu ahaa nooca diyaaradaasi waxeyna ka mid aheyd mid ka mid Nuucyada tababarka ee Ciidammada Sacuudiga adeegsadaan.

Wasaaradda difaaca Sacuudiga ayaa xaqiijisay in Diyaarad ay leeyihiin Ciidammada Cirka ee Sacuudiga xilli ay tababar ku jirtay ay ku soo dhacday waqooyiga dalkaasi.

Wasaaradda Difaaca xubno ka tirsan ayaa sheegay in shilkaasi uu ku geeriyooday duuliyihii Diyaaradaasi waxaana ay intaa ku dareen in ay socota barista shilkaasi la xiriirta.

HOK ayuu ahaa nooca diyaaradaasi waxeyna ka mid aheyd mid ka mid Nuucyada tababarka ee Ciidammada Sacuudiga adeegsadaan.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.