Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Israel ayaa wali burburin ku heysa dhulalka reer Falastiin

Ka hor inta Ciidamada Israel ay Gurigaasi duminin ayaa la sheegay in ay u yeereen Milikiilihii Gurigaaasi oo Muwaadin Falastiin ah una sheegeen in gurigiisa si sharci daro uu kaga dhistay goob aan loo ogoleyn inay degaan Falastiniyiinta isla markaana ay duminayaan.

Israel ayaa dumisay Guryo ay leeyihiin Qoys Falastiiniyiin ah kuwaa oo ku yaal Koofurta daanta Galbeed ee dhulka Falastiin oo ay Israel xoog ku joogto.

Wakaaladda Wararka Anadol ayaa baahisay in Ciidamada Israel ah  ay ku soo xoomeen Tuulada Um Alshekhan oo dhacda koofurta magaalada Alkaliil isla markaana ay ka bilaabeen falka duminta ah waxaana la sheegay in gurigaasi ay ciidamada Israel dumiyeen uu dhisnaa muddo saddex sano ah una ku fadhiyo dhul dhan 140 mitir.

Ka hor inta Ciidamada Israel ay Gurigaasi duminin ayaa la sheegay in ay u yeereen Milikiilihii Gurigaaasi oo Muwaadin Falastiin ah una sheegeen in gurigiisa si sharci daro uu kaga dhistay goob aan loo ogoleyn inay degaan Falastiniyiinta isla markaana ay duminayaan.

Leave A Reply

Your email address will not be published.