Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Madaxweynaha Ciraaq ayuu la kulmay Mas’uulka ugu sareeysa Safaaradda Soomaaliya

Barham Saalax  Madaxweynaha Ciraaq ayaa uga mahadceliyay siihayaha dhambaalka uu uga siday Madaxweyne Farmaajo isaga oo hoosta ka xarriiqay in Ciraaq ay dooneyso in ay sii xoojiso xiriirka ay la leedahay Soomaaliya.

Cabdifitaax Sheekh Axmed Sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Ciraaq ayaa la kulmay Barham Saalax Madaxweynaha dhawaan la doortay ee dalkaasi.

Danjire Cabdifitaax ayaa u gudbiyay Madaxweynaha Ciraaq salaan iyo hambalyo uu uga siday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya.

Barham Saalax  Madaxweynaha Ciraaq ayaa uga mahadceliyay siihayaha dhambaalka uu uga siday Madaxweyne Farmaajo isaga oo hoosta ka xarriiqay in Ciraaq ay dooneyso in ay sii xoojiso xiriirka ay la leedahay Soomaaliya.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.