Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Sawirro:- Wasiirada Arrimaha dibadda Itoobiya iyo Ertriea ayaa soo gaaray Muqdisho

Wafdigaan la kulmi doonaan Madaxda Dowladda Soomaaliya, Ammaanka Magalada caasimadda ayaa aad loo adkeeyay waxana la xanibay isu socodka inta badan Wadooyinka waaweyn ee Muqdisho.

Wasiirka Arrimaha Dibada Itoobiya Dr. Workneh Gebeyehu iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Ertriea Cusmaan Saalax wufuud ay hogaaminayeen ayaa soo gaaray Muqdisho.

Wafdigaan la kulmi doonaan Madaxda Dowladda Soomaaliya, Ammaanka Magalada caasimadda ayaa aad loo adkeeyay waxana la xanibay isu socodka inta badan Wadooyinka waaweyn ee Muqdisho.

Si faah faahsan wali looma sheegin ujeedka dhabta ah ee socdaalkooda, Balse wararka qaar ayaa sheegaya iney hor dhac u yihiin labada hogaamiye ee wadamada ay ka kala socdaan wasiiradan kuwaa oo lagu wado inay yimaadaan Muqdisho.

 

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.