Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Soomaaliya ayaa qeyb ka aheyd Shirka 65-aad Hay’adda Caafimaadka Dunida WHO

Ilaa 18-ka bishan ayuu shirkaas socon doona waxaana looga hadlayaa wax ka qabashada cudurada faafa, fidinta adeegga caafimaadka, in hay’adaha gaarka loo leeyahay ay ka qayb qaataan horumarinta caafimaadka iyo daryeelka bulshada.

Wasiirka caafimaadka Drs. Fowsiya Abiikar Nuur ayaa Soomaaliya ku matalaysa shirka 65-aad ee ururka caafimaadka aduunka ee WHO oo ka socda magaalada Khartuum ee caasimada wadanka Sudaan.

Ilaa 18-ka bishan ayuu shirkaas socon doona waxaana looga hadlayaa wax ka qabashada cudurada faafa, fidinta adeegga caafimaadka, in hay’adaha gaarka loo leeyahay ay ka qayb qaataan horumarinta caafimaadka iyo daryeelka bulshada.

Dr Fawsiya Wasiirka caafimaadka Soomaaliya ayaa loo doortay ku xigeenka shir gudoonka, waxaana ay ka hadashay dadaalada horumarineed ee dawladda Soomaaliya ku horumarinayso adeegga caafimaadka, taas oo ay codsatay in lagu gacansiiyo dalkeeda.

Leave A Reply

Your email address will not be published.