Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

War aan la fileyn ayaa ka soo noqday Magacaabistii Guddiga Doorashada Koofur Galbeed

Guddoonka Baarlamaanka Koofur Galbeed oo beeniaya  Gudiga Doorashada in la magacaabay

Cabdi Qaadir Shariif Sheekhuna Gudoomiyaha Baarlamaanka koofur Galbeed Soomaaliya ayaa beeniyay in  warqadda lagu magacaabay Gudiga Doorashada ee madaxtinimada ee Maamulkaasi oo ka soo baxday Xafiiskiisa sida lagu asteeyay warqadda.

Waxaa uu sheegay Gudoomiyaha in

Wararkaasi ayuu sheegay inay yihiin kuwa Been abuurwuxuuna tilmaamay in laga been abuurtay,isagoona dalbaday in arimahasi oo kale aan la sameynin.

Halkaan Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha

Warbaahinta qaar ayaa baahisay in warqad uu ku saxiixan yahay Cabdi Qadir Shriif Sheekhuna Gudoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed taasi oo lagu magacaabay xubnaha Gudigga Doorashada ee Maamulkaasi.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.