Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Ciidamada amaanka ayaa Muqdisho ku toogtay Ruux ku hubeysnaa AK47

Ninka ay ciidamada ay dileen ayaa watay dharka ciidanka gaar ahaan guutada 14 octobar, islamarkaana dadka dhac ugu geysan jiray xaafada Black Sea.

Xaafada Black Sea see ee Muqdisho Ciidanka ammaanka dowladda ayaa ku toogtay saakay nin ku hubeysnaa qoriga AK-47, kadib markii uu fal dhac ah kula kacay shacabka ku sugnaa xaafadaasi Black Sea, intaasi kadib ciidamada ammaanka ayaa isku dayay in ay qabtaan ruuxaasi balse ugu dambeyn waa ay toogteen markii uu rasaas xagooda u riday.

Ninka ay ciidamada ay dileen ayaa watay dharka ciidanka gaar ahaan guutada 14 octobar, islamarkaana dadka dhac ugu geysan jiray xaafada Black Sea.

Meydkan ninka la dilay oo xiran dharka ciidanka ayaa aad looga hadal hayay dhinaca baraha bulshada ay ku xiriirtom Madaxada laamaha amaanka ma jiro wax war ah oo ka soo baxay xagooda,

Leave A Reply

Your email address will not be published.