Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Toos u Daawo Madaxweyne Farmaajo oo shir guddoominaya Golaha Wasiirada

Maxamed C/llaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane oo shir Guddoominaya shirka Golaha Wasiirrada ayaa xukuumadda ku bogaadiyay howlaha ay qabatay.

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sidoo kale goobjoog ka ah shirkaan ku xigeenkiisa, golaha wasiiradda iyo guddiyadooda kala duwan ayaa madashan ku dhan .

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.