Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Madaxtooyada Puntland ee Garoowe oo qal qal gashay

Ciidamada ayaa ka cabanaya in aysan mudo 7 bilood ah qaadan wax mushaar ah isla markaana ay u baahna yihiin mushaarkooda, ma jiro weli wax war ah oo ka soo baxay maamulka Puntland iyo laamahooda ammaanka.

Wararka ka imaanaya caasimada puntland ee Garoowe ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan oo  ka tirsan kuwa Puntland ayaa  xiray wadada gasha Madaxtooyada Puntland ee Garoowe.

Wadadaasi Gaadiidka iyo dadkii  isticmaalayay ayay ka celinayaan ciidamada amaanka Puntland, Arintan waxaa ay saameyn ku yeelatay  shaqooyinkii ka socday Xafiisyada loo maro wadooyinkaasi xaniban.

Ciidamada ayaa ka cabanaya in aysan mudo 7 bilood ah qaadan wax mushaar ah isla markaana ay u baahna yihiin mushaarkooda, ma jiro weli wax war ah oo ka soo baxay maamulka Puntland iyo laamahooda ammaanka.

Leave A Reply

Your email address will not be published.