Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Sawirro:- Golaha Iskaashiga D/goboleedyadda ayaa shiri doona markii ugu horesay Hirshabeelle oo ka maqan

Markii ugu horeyay ayuu Golahan shirayaa iyadoo uu ka maqan yahay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi waare oo horay dowladda dhexe ula heshiiyay.

Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa saacadaha soo aadan ka  furmi doona magaalada Garowe ee xarunta Puntland.

Si gaar ah ayuu uga furmi doonaa xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntaland waxaana  wali socda  qaban qaabada goobta uu shirku ka dhacayo.

Madaxda maamul goboleedyadda ayaa maanta kusii jeedda Magaalada Garowe halkaasi oo uu ka furmi doono Shirka Golaha Iskaashiga.

Markii ugu horeyay ayuu Golahan shirayaa iyadoo uu ka maqan yahay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi waare oo horay dowladda dhexe ula heshiiyay.

Waxaa la rajeynayaa in kulankaasi looga hadli doono qodobo ay ka mid yihiin xaalada siyaasadeed ee dalka.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.