Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Akhriso:- Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed ayaa lagu dhawaaqay

Dhamaan xubnaha guddigaan waa Xildhibaanada baarlamaanka maamulkaasi waxaana cod aqlabiyad leh ku ansaxiyay baarlmaanka ay ka mid yihiin ee Koofur Galbeed.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed  C/qaadir Shariif Sheekunaa ayaa ku dhawaaqay Guddiga Doorashada maamulkaasi oo ka kooban 27 xubin.

C/qaadir Shariif ayaa sheegay in Guddiggaan loogu tala galay qabashadda  Doorashada Madaxweynaha Maamulkaa Koonfur Galbeed oo la qaban doona bisha soo aadan.

Dhamaan xubnaha guddigaan waa Xildhibaanada baarlamaanka maamulkaasi waxaana cod aqlabiyad leh ku ansaxiyay baarlmaanka ay ka mid yihiin ee Koofur Galbeed.

Halkaan Ka AKhrisso 

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.