Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Akhriso Kulanka Wasiirka Bayle iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee London

Sidoo kale Wasiir Beyle ayaa khubado ka jeediyey jaamacadaha Oxford iyo Machadka Chatem House ee London, isagoo ka war-bixiyay horumarinta hanaanka Maaliyadeed ee Soomaaliya iyo guulihii laga gaaray intii uu xafiiska Wasaaradda Maaliyadda uu joogay.

C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya oo ku sugan Magaalada London ee Dalka Ingiriiska ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan halkaasi.

Wasiirka Bayle ayaa Jaaliyadda warbixin ka siiyey horumarka dhinaca maaliyadda ay samaysay Dawladda Soomaaliya, waxaana uu kula dardaarmay inay ka qaybqaataan dib u soo kabashada Dalka iyo dadkaba.

Sidoo kale Wasiir Beyle ayaa khubado ka jeediyey jaamacadaha Oxford iyo Machadka Chatem House ee London, isagoo ka war-bixiyay horumarinta hanaanka Maaliyadeed ee Soomaaliya iyo guulihii laga gaaray intii uu xafiiska Wasaaradda Maaliyadda uu joogay.

Leave A Reply

Your email address will not be published.