Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Ogoow Arrimaha looga hadlayo Shirka Asmara ku dhex maraya Itoobiya iyo ONLF

Shirkaan laba geesoodka ah ayaa lagu wadaa in heshiis Rasmi ah ay ku kala sixiixdaan ONLF iyo itoobiya kuwaaasi oo horay u gaaray heshiis hor u dhac ahaa.

Waxaa lagu wadaa in Magaalada Asmara Ee wadanka Elateria ay ku kulmaan xubno ka socda Dowlada itoobiya iyo Jabhada ONLF oo fadhigooda ugu weyn uu Asmara  yahay.

Shirkaan laba geesoodka ah ayaa lagu wadaa in heshiis Rasmi ah ay ku kala sixiixdaan ONLF iyo itoobiya kuwaaasi oo horay u gaaray heshiis hor u dhac ahaa.

Mustafe Cumar Cagjar Madaxweynaha Gobolka Soomalida ayaa qeyb ka ah Masuuliyiinta shirkaas la rajeenayo in ay ka qeybgalaan, 12-kii bishan Octobar ayaa lagu balan-sanaa in shirku uu dhaco balse dib u dhac ayaa ku yimid ,xilligaasna lama sheegin sababta keenta baaqashada shirkaa.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.