Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Sawirro:- Shirka Golaha iskaashiga Dowlad Gobaleedyada oo ka furmaya Garoowe.

Arimaha Dastuurka, siyaasada dalka, doorashada 2020 iyo qodobo kale ayaa looga hadli doonaa shirkaasi.

Goordhow ayaa lagu wadaa inuu Garoowe ka furmo shirka Shirka Golaha iskaashiga Dowlad Gobaleedyada, Madaxweynayaasha Maamulada Puntland, Jubbaland, Koofur Galbeed, iyo Galmudug ayaa la qorsheynayaa ineey soo fariistaan madasha shirka.

Cabdi wali Gaas Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay inafartaa maamul uun ay ku shirayaan halkaasi waxaana ka maqan halka Maamulka Hirshabelle oo qeyb ka ah golahaasi.

Arimaha Dastuurka, siyaasada dalka, doorashada 2020 iyo qodobo kale ayaa looga hadli doonaa shirkaasi.

Wixii warar ah ee kasoo kordha halkaan kala soco Insha Allah

Leave A Reply

Your email address will not be published.