Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Sawirro:-Soomaali dib looga soo celiyay Ertriea ayaa soo gaaray Muqdisho

In dadkaan dalkooda dib loogu soo celiyo waxaa dowladda Soomaaliya ka taageertay hay’adda Muhaajiriinta Caalamka ee IOM.

Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray 56 Qof oo Soomaali ah, kuwaas oo ahaa Tahriibayaal laga soo celiyay dalka Eritrea.

Ergeyga arrimaha Tahriibayaasha ee Madaxweynaha Soomaaliya Maryan Yaasiin ayaa sheegtay in hawlgalka bad baadinta Tahriibayaasha lagu soo celiyay 56 Qof oo Soomaali ah.

Soomaalidan dib loo soo celiyay waxaa Soomaaliya ka taageertay hay’adda Muhaajiriinta Caalamka ee IOM, Dadkan ayaa laga soo qaaday Xerada Qaxootiga Shakarab ee dalka Eritrea iyo Soohdinta dalka Suudaan oo la wadaago dalka Eritrea.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.